RW Rooble oo caawa kulan xasaasi ah la qaatay Heyadaha amniga (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka amniga Caasimadda ayaa faray hay’adaha ammaanka in la dardargeliyo sugidda amniga, xiligaan lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray Wasaaradda Amniga in tallaabo deg-deg ah laga qaado sharcigana la horkeeno dadkii ka danbeeyey dhacdadii maanta ka dhacday Garoonka … Continue reading RW Rooble oo caawa kulan xasaasi ah la qaatay Heyadaha amniga (Sawirro)